Thursday, June 19, 2014

Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidamada Puntland Oo Aano Qabiil Loo Dilay

Qardho:June,19,2014(Himilo)-Sarkaal sare oo ka tirsanaa Ciidamda Booliska Maamulka Puntland oo lagu magacaabni jirey Cabdilaaahi Faarax Gaacshe, ayaa Habeenkii Xalay Lagu dilay Gurigiisa.

bastooladMarxuumka  oo Taliye ka ahaa Deegaanka Rako oo hoos timaadda Magaalada Qardho, ayaa la sheegayaa innay dilkiisa ka dambeeyeen Kooxo dablay  ah oo aqlkiisa ku weeraray.

 

Dilka marxuumka ayaa waxaa la sheegayaa in uu salka ku hayo aano qabiil oo kala tirsanayeen beesha uu ka soo jeeday taliyaha iyo mid ka mid ah beelaha degaaanka Rako oo Maamulkaas ka tirsan.

Maydka marxuumka ayaa la keenay magaalada Qardho ee xarunta gobalka karkaar, iyadoona saaka lagu aasay isla magaaalada.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Himilo Media


 

No comments:

Post a Comment