Thursday, May 1, 2014

DAAWO: Filim ku saabsan taariikh nololeedkii iyo waayihii siyaasadeed ee marxuum Maxamed X Ibraahim Cigaal

Hargeysa (Himilo) Sanadguuradii laba iyo tobnaad ee ka soo wareegtay geerida madaxweynihii labaad ee somaliland Marxuum Maxamed X Ibraahim Cigaal oo ku beegan o3may2014, oo si weyn loogu diyaar garoobayo ayaa bahda HIMILO MEDIA GROUP waxay kuu diyaariyeen oo ay halkan kuugu soo bandhigayaan filim ku saabsan taariikh nololeedkii iyo waayihii siyaaseed ee marxuum Maxamed X Ibraahim Cigaal ee daawasho wacan.

HALKAN KA DAAWO

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment