Guddoomiyaha Wargeyska Himilo Madar Cabdi Axmed, Tafatiraha Guud Ee Wargayska Himilo Khadar IId Kaariye, Maamulaha Xasan Axmed Abokor, Madaxa Maamulka Cabdiwahaab Aadan Cali, Madaxa Suuqgaynta Cabdilaahi Maxamed Axmed, Maxamuud Cali Maxamed (Walaaleeye), Cabdifataax Ismaacil Mursal, Caydaruus Sheekh Cumer Geedi, Cismaan Axmed Cismaan, Axmed Cumer Axmed (Timo),
Dhamaan Maamulka iyo Howl-wadeenada Wargeyska Madaxa Banaan Ee Himilo iyo guud ahaan Himilo Media Group Waxay Hambalyo Dhalasho farxad leh U dirayaan Qoyskani:-
Khaalid Jaamac Qodax
Iyo
Nimco Maxamed Gadiid
Oo wiil ugu Dhashay Cariga Ingiriiska gaar ahaan magaalada (BRISTOL ) Wiilkaasi oo loo bixiyey Suhayb khaalid Jaamac Waxaanu lenahay noqo kii Diintiisa Dalkiisa iyo dadkiisaba Anfaca. ………….AAMIIN………..AAMIIN…………………..AAMIIN……………………..
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment