Hargeysa (Himilo) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa xadhiga ka jaray mashruuca ka faa’iidaysiga tamarta dabaysha.
mashruuca ka faaiideysiga tamarta dabaysha. 2Xaflada xadhiga lagaga jarayey mashruuca cusub ee ka faa’iideysiga tamarta dabaysha waxa lagu qabtay koonfurta madaarka caasimada hargeysa ee Cigaal International Airport, waxaana ka soo qayb galay masuuliyiin isugu jirta wasiiro, xildhibaano, madaxdhaqameed iyo madax ka socota hay’adaha caalamiga ah.
mashruuca ka faaiideysiga tamarta dabaysha. 3mashruuca ka faaiideysiga tamarta dabaysha. 4Madaxweyne Silaanyo oo xadhiga ka jaray mashruucani ayaa ka waramay ujeedada iyo ahmiyada mashruucani leeyahay waxaanu yidhi:-
HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/06/CODKA-MADAXWEYNAHA-JSL-02.06.20141.mp3"][/audio]
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment