
Hargeysa (Himilo)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa sheegtay inay Jaamacadda Hargeysa tahay ta ugu qiimaha Jaban Jaamacadaha dalka, sababta loo kordhiyey Fee-ga ardayda laga qaado ay tahay Waxbarashada Jaamacadda oo tayadeeda kor loo qaadayo.
Wasiir Samsam oo maanta shir-jaraa'id ku qabatay xafiiskeeda, ayaa ka hadashay mudaharaad ay maanta sameeyeen ardayda Jaamacadda Hargeysa oo ka cabanayey Lacagta laga qaado oo lagu kordhiyey.
Halkan ka dhegayso[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/04/samsam.mp3"][/audio]
No comments:
Post a Comment