Monday, July 27, 2015

DAAWO: Guddoomiyaha Maxkamada Sare Oo Ka Hadlay Magacaabista iyo Xilka Qaadista Garsoorayaasha Maxkamada Sare

Hargeysa (Himilo)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa shaaciyey mawqifkiisa la xidhiidha garsoorayaasha cusub ee madaxweyne Siilaanyo magaacabay iyo go’aanka lagu kordhiyey tirada guud ee garsoorayaasha ka hawlgeli doona maxkamadda.

HALKAN KA DAAWO



Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment