Wednesday, July 22, 2015

Ilowsha dhowaa ma umul baa?

Waa maahmaah soomaaliyeed oog aamuracannaanalagudaahfuro

Januarius waabishauguhoraysaeetiroaminka Roman kii hore (Gregorian calendar), waanahalka ay ka timid bisha January eeuguhoraysasanadkamiilaadiga ah, macnahakadanbeeyeymagacaaswuxuusalkakuhayaadiintiiRomankiihore ,Romankiihorewaxayjanus u yaqaaneenilaahasoodhowayntabilowgacusubiyosagootintadhamaadkiihoreee la soodhaafaywaxaadnakuarkaysaavaticansanamkajanusoolehlabawajisoodhowayniyosagootin.
Umadareer Somaliland shantiiSanobawaxaa u bilowdawaacusuboowatarajadiisa, Ifafaalewanaagsaniyo is badalkuyimaadaxagaawooda, waxaasaaxadasoo gala magacyocusub, dhaqancusubiyokalmadocusubiyoaabaniraahdeexididcusub, waxaansemarnabadhicinxisaabtanmaxaainookordhay,maxaainagadhacay,maxaakhaldamayiyomaxaainooyaalaiskadaabaadhitaancilmiyeysanee mid xitaacaadifadaysan ma yimaado. Waa xalaydhalay. Bilahauguhoreeyaeeseeftakacaankamaamulkacusubiwatowaxaykubilaabantaaqorsheaanahayn 100 sano, 20 sanoiyo 5 sanomidkoodnahaseyeesheekusalaysan 180 kahabeeneeuguhoreeya, waa 6 da biloodeeugumuhiimsandalkaiyodadkaaayihiisanasiibxumowuxuukudhamaadaaawoodqaybsi, safaro, is abaalmarin iyoawoodkudagaalankadhexbilowdamaamulkacusub ! yaadhegtamadaxwaynahahaystamarwadakoowaadyeyiskufiicanyihiin. Waxaasemurugoleh shacabkiidoortaymaamulkacusubwaxaykumashquulaancidaydoorteenhalkayawoodasaarilahaayeenwaxaykudoorteenhalkaaayaaAlifkainagaxumaadaaAlbaqrainagudhibaa.
Shan sanokahorayuun bay ahaydmarkiixukuumaddan loo olalaynayeyeenafiyomaal'ba loo hurayeyinuutaladdadalkaqabtomadaxweyneSiilaanyo. Isla Shan sanokahorayeyahaydmarkiiDaahirRiyaale loo dhaaranayeyee loo tafaxaydnaaInkursigalagatuuroiyadooqabyaaladiyotola'yeeyaanaykamaqnayn.
“Maantanawaahalkiicarabteemaaashbahaalaylbilbaarixa” :shalayiyomaantaisuekaa.

Waa Su’aaleemaxaainagakhaldan!
Muwaadinoowjawaabtuwaa wax walbaintii Somaliland dhisnayd wax afiyodhaban hays ah ayaasoobaxay, Dal la burburinayo dad bahaloobay iyoDiindawgeedilagabaydhsiiyey, waaduniaakhirsamaaneemasaajidwaraabe u taaganasanadahandanbe la arag.
xisbifuro, Xisbikubiir, mid kadigarogokankalenadilaaloobeeshoodhanbaanhayaadhehkuwiilaguguurijiraysookaxayso, qabiilwalbaqab-qablihiisa kala soobax, tola'yeeydheh, deednamarba TV soofadhiiso, marbaxafladyarqabo AMA ha laguuqabtoama is farsameeoo is maalgaliooinamadaintaadlacagiskasoohoraysiisowaxaadtiraahdaa TV gaiyojoornaaladawaainuukusoobaxaasoodhowayntiiqarnigaoosiyaasiqawdhansaakamadaarkahargaysalagulakufayilyartaa is qabatayigadheh , kadibnahadbadawladdawakhtigaasjoogtaula kala bax. Ku qabsokuqadimaysideemaalmokadibnamadaxtooyadaamakuwanwaydaaheemucaaridkamiduunbaakuuyeedhi Imperial lake asaliyoMaansoorcagtakubadi.

waaxisaabfududshacabkuiyagaalehawoodahorumarkadalkaiyagookabilaabayainaygartaanastaantaiyotilmaantahogaamiyahawanaagsaneedalkanbarwaaqogaadhsiinkara ,shacabkuwaainaywaxaydoonayaan u cadahay, waxaydiidayaanaaan la horkeenikarin, amaqabyaalad ha lagusubkoamaqaraabo ha lagudheehee.

Maxaytahaywaxaynudoonaynoinuuinoosuurtowdo 5 sanoka dib, maxaynudoonaynaainaantirtirnooocaqabadinagu ah waasu’aalahawaafiga ah eemudan in muwaadinkasta is waydiiyo, nasiibxumoshacabkaayaadanbigadalkayaalahormoodka ah, sidaaawgeedTiirarkaXoriyada Somaliland kutaagantahaywaa in dib loogunoqdaa, waxbaakhaldanHadiimaantacaqabadaugubalaadhaneedalkakajirtaatahay mid dastuuri ah waxayilatahaywaa in lagu kala baxaahay’adagarsoorkadalkamiseceebteenamaaheeinamadiicadcadaaayaan u habarwacanaaoonhadh cad hortoodaiskuceebafaqnaa

• Miyaynuisusabirnaawaamaalmo la tirin karee oowaynuisutanaasulnaashuruudanalaguxidhaa

• Rag ciilcadaabkadoorayeehadhuubkaafkaciida ma u galinaaoo ma niraahnaadalkasidaalaguwadajoogimaayo

waxaankusoogabogabaynayaaIlowshodhowaa ma umulbaawixiishalayaynukudooranaykanaanmaantacaayaynomiyaynaankunicidooninkanaanmaanta u mashxaradayno.
Qalinkii:
FARDUS SICIID DIRIR

No comments:

Post a Comment