Hargeysa (Himilo)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Saylici) ayaa casuumad sharafeed magaalada hargeysa ugu sameeyey madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo dhawaanahanba booqasho shaqsi ah ku joogay magaalada hargeysa ee caasimada Somaliland.
Hadhimo sharafeedan ayaa waxa ka soo qayb galay masuuliyiin iyo mudanayaal ka kala socday xukuumada, xisbiga Kulmiye, Golayaasha Guurtida iyo Wakiilada, madaxdhaqameedka iyo bulshada.
HALKAN KA DAAWO KHUDBADAHA CASUUMADAN
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment