Tuesday, July 28, 2015

DAAWO: Madaxweyne Silaanyo Oo Booqday Fadhiisimada Jiida Hore Ee Ciidanka Qaranka

Laascaanood (Himilo)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa booqday fadhiisimada jiida hore ee ciidanka qaranka Somaliland.

Booqashada madaxweynaha oo noqonaysa markii saddexaad intii uu xilka madaxweynaha hayey.

HALKAN KA DAAWO


Himilomedia.com

 

No comments:

Post a Comment