Monday, July 27, 2015

OGEYSIIS:Habeenka Bandhiga Suugaanta Abwaan Khadar Cawil Nuur.

Dhamaan dadwaynaha daneeya Suugaanta waxaa la ogeysiinayaa bandhiga suugaanta Hal-abuur Khadar Cawil Nuur Oo Ka Dhici Doonta Maalinimada Khamiista Habeenka Jimcuhu Soo Galayo Hoolka Jaamacada Golis.

No comments:

Post a Comment