Maxkamada sare ayaa maanta ku dhawaaqday in xisbyada mucaarid qabsan karaan shirar una fasaxday in huteelka ay doonaan ku qabsan karaan xafladahooda kadib markii xukuumada maalmihii u danbeeyay ku amartay mulkiilayaasha huteelada inaan xisbiyada mucaaridku shirar ku qabsan Karin huteelada.
Go’aankan kasoo baxay maxkamada sare ayaa waxaa soo dhaweeyay xisbiyada mucaaridka Somaliland iyo xukuumada,iyadoo gudoomiyaha maxkamada sarena ku amray wasaarada arimaha gudaha in la ilaaliyo xasaanada xisbiyada qaranka.
Halkan ka Akhri Goaanka Maxkamada Sare Ee Dastuuriga.


Himilomedia
Hargeysa Office
No comments:
Post a Comment