Tuesday, July 21, 2015

DAAWO: Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland Oo Ku Baaqay Shir Tallo Qaran.

Hargeysa July 21, 2015 (Himilo)Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland ayaa si wada jir ugu dhawaaqay qabashada shir talo qaran kadib markii ay jawaab ka waayeen Madaxweyne Siilaanyo oo ay hore ugu diraan dhambaal nuxurkiisu ahaa inuu hirgaliyo heshiiskii Xisbiyada Qaranka.

 

Xagan Hoose Ka Daawo Isbahaysiga Mucaaridka Oo Ku Dhawaaqay Xiliga Uu Shirku Qabsoomayo,Waxyaabaha lagaga Hadlayo.

https://www.youtube.com/watch?v=mf4PLjD7JP0

Himilomedia

Hargeysa Office

No comments:

Post a Comment