Monday, July 27, 2015

DAAWO: Madaxweyne Silaanyo Oo Ka Hadlay Heshiiskii Xisbiyada Iyo Muddo Kordhinta Guurtidu U Samaysay

Hargeysa (Himilo)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa si adag uga hadlay arrimo siyaasadeed oo la xidhiidha xaalada dalka sida sharcinimada muddo kordhintii golaha guurtidu u samaysay Madaxweynaha, ku xigeenkiisa iyo Golaha Wakiilad, iyo heshiiskii xisbiyadu ka gaadheen khilaafkii ka dhashay muddo kordhintii Guurtidu u samaysay iyo qaabka loo hirgalin karo heshiiskaasi, waxaanu madaxweynuhu jawaabo ka bixiyey eedaha ay mucaaridku u soo jeediyaan isagoo si kooban u soo bandhigay heerka waxqabadka xukuumadiisa iyo farriinta uu bulshada u gudbinayo waxaanu yidhi:-

HALKAN KA DAAWO KHUDBADA MADAXWEYNAHA


Hargeysa-Somaliland

Himilomedia.com

No comments:

Post a Comment