Wednesday, July 1, 2015

Loolanka Yuhuudu Kula Jirto Adduunka-Qaybtii 3aad

Waa qormooyin taxane ah oo si xeel dheer uga waramaya Yuhuudu siday ugu foogan tahay dadyawga adduunka iyo siday ugu dedaasho inay maskaxda ka qabsadaan dawladaha iyo bulshooyinka caalamka. Waxa turjumay oo isku soo habeeyey Cabdilahi Beershiya. C.persia@hotmail.com
Qaybtii 3aad

Sidoo kale islaamku wuxuu ka markhaati kacay inay ahaayeen Yuhuudii degeneyd jasiirada Carabtu qaar wararka u gudbiya dawladihiii cadawga u ahaa Nebi Muxamed NNKHA iyaga oo si joogto ah u diyaarin jirey rag basaasiin noqda oo sheegta inay qaateen diinta Nebi Muxamed CS haddana warbixinada iyo sirta muslimiinta basaasi jirey, raggii hawshaa fulin jirey ee Yuhuuda ahaana waxa ka mid ahaa niman la kala odhan jirey Rufaacah Binu Zayt Binu Taabuut iyo Zuweyd Binu Alxaaris.
Hay’adda Sirdoonka Maraykanka iyo Yuhuuda
Siday sheegaan dadka Maraykanka dhaladka ah ee aan inta badan la dhacsanayn siyaasadaha dadka Yuhuuda ah waxay tilmaamaan inay maanta dalkoodu yahay dhibanaha koowaad ee waxyeelada Yuhuudu haysato, sababta oo ah waxay badhtamaha u fadhiyaan jaangoynta siyaasada iyo sirdoonka Maraykanka.
Waxay xeerarka iyo qaabdhsimeedka shaqo u dejiyaan dhammaan laamaha sirdoonka gaar ahaan CIA-da, waxay jeexeen dhabbada iyo dariiqa wakaaladaasi marayso iyaga oo ka soo dhanbashay dastuurka guud ee loo dhigay nidaamka loo yaqaano Zionism-ka amma sahyuuniyada oo ah nidaam ku dedaalaya in Yuhuudu noqdaaan kuwa ka taliya adduunka oo dhan sida u dhigayo kitaabkooda loo yaqaano Talmuud.
Markii nidaamka sirdoonka Maraykanka gacanta ku dhigeen wuxuu noqday mid u adeega dalalka Israa’iil iyo Maraykanka oo ma jiraan faraq u dhexeeya labada dal, waa isku maslaxad, waa isku dano, waa isku siyaasad, lagamana yaabo in Maraykanku u dul qaato go’aan dhibaateynaya dalka Israa’iil iyo Yuhuuda toona.
Maanta siyaasada Maraykanku waxay ku wajahan tahay cid kasta oo ay u arkaan inay ka soo horjeedo Israa’iil, waana sababta loo buburiyey dawlado badan oo bariga dhexe ku yaalay si loo illaaliyo Yuhuuda iyo dawladooda.
Waxa arrintaa barbar socda Israa’iil waa dawlada keliya ee maanta leh magac diimmeed, sidaa darteed ayaa doodahii billaabmay markii Israa’iil la aasaasayey ay ka mid ahaayeen door intee leeg ayey diinta Yuhuudu ka qaadan doontaa illaalinta jiritaanka Israa’iil…..Lasoco…..
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment